Madaxweynaha DFKM Sh Shariif oo booqday Xerada barakacayaasha ee Rajo
(October 1, 2011)
Muqdisho, Soomaaliya, October, 01, 2011) Madaxweynaha DFKM Sh Shariif  Sh Axmed  ayaa maanta waxaa uu booqosho ku tegay qaar ka mid ah xeryaha ay ku jiraan dadka barakacayaasha ah ee ka soo hayaamay
Saraakiil hor dhac u ah Shirkii labaad ee wadatashiga wajigiisii 2aad oo gaaray Garoowe
(October 1, 2011)
Garoowe:-Waxaa shalay gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wafdi uu horkacayo taliyaha Ciidanka Xoogga DFKM Jen C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi ka socda QM iyo AMISOM  waxaana garoonka d
Ciidanka AMISOM oo waqtiga loo kordhiyey
(October 1, 2011)
Qaramada Midoobay ayaa shir ay yeesheen shalay waxaa ay mudo sanada ah u kordhiyeen ciidanka AMISOM in ay sii joogi karaan magaalada Muqdishoi caasimada dalka Soomaaliya ciidanka AMISOM ayaa loo astee
Golis oo Hadiyado gudoonsiisay Dhakhaatiirtii Turkida ahayd
(October 1, 2011)
Bosaaso: Xaflad si weyn loo soo agaasimey  ayna soo qabanqaabisey Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland islamarkaana aay maalgaliyeen 3 Shirkadood oo ganacsi oo Shirkada Golis ay ka mid tahay ayaa
Koox hubaysan oo xalay weerartay ciidamada madaniga ee Xaafada Garsoor
(October 1, 2011)
Gaalkacyo:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug  ayaa sheegaya in koox hubaysan oo aan heebtooda la aqoon ay xalay weerar la beegsadeen ciidamada madaniga ee x