Guddoomiye ku xigeenkii maxkamadda rafcaanka gobolka Sool oo caawa la dilay
(October 6, 2011)
Laascaanood:-Waxaa caawa  lagu dilay gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool guddoomiye ku xigeenkii maxkamadda rafcaanka ee gobolka Sool Axmed Muuse iyo nin loo badinayo in uu ahaa ilaa
Wafdi ka kooban Isimo iyo wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland oo gaaray Rako.
(October 6, 2011)
Qardho:-Wafdi ka kooban Isimo waxgara iyo wasiiro ka tirsan Puntland ayaa maanta gaaray degmada Rako ee gobolka Karkaar si ay u soo afjaraan iska horimaad dhexmaray laba beelood oo walaalo ah oo wada
Dadkii ku Dhaawacmay Qaraxii Muqdisho oo saaka loo duulyey dalka Turkiga
(October 6, 2011)
Muqdisho:Waxaa saakay laga duuliyey garoonka Aadan Cadde ee  Muqdisho dad dhaawacyo culus uu ka soo gaaray qaraxii ruxay magaalada Muqdisho dadkaan oo tiradood lagu qiyaasay ilaa 50 qof ayaa waxaa lo