Xaflad balaadhan oo loo qabtay arday ka qalin jabisey Machadka Al-dacwa ee magaalada Hargeysa
(October 9, 2011)
Hargeysa:-Machadkaas oo ah macaahida ugu waaweyn ee lagu barto culuumta shareecada iyo luqada carabiga ayaa  waxa  ka qalin jabisay dufcadii 6aad  ee ka tirsan ardayda machad ka oo tiradoodu dhanay
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Prof.Cabdiweli Gaas oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(October 9, 2011)
Muqdisho, Sabti, October 9, 2011-Ra’iisul Wasaaraha DFKM Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safari uu ku soo kala bixiyay dalalka Mareykanka, Denmark, Ima
Taliyihii ciidanka ilaalada Hay’adaha ee SPU-da Mursal Xaaji Saleebaan oo geeriyooday
(October 9, 2011)
Gaalkacyo:-Waxaa xalay ku dhintay Isbitaalka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Taliyihii ciidanka  ilaalada Hay’addaha ee SPU-da Mursal Xaaji Saleebaan. Taliyaha ayaa u dhintay dhaawac s
Banaan bax lagu diidan yahay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo ka dhacay Stadio Koonis
(October 9, 2011)
Muqdisho:-Banaan bax ballaaran oo lagu cambaareynayo qaraxii lagu laayey ardayda ayaa waxaa uu ka socdaa magaalada Muqdisho waxaana ka soo qeyb galay banaanbaxa madaxada u sareysa DFKM oo uu ugu horee
Wasiirka G/dhiga dalka Burundi oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho
(October 9, 2011)
Muqdisho:-Wasiirka gaashaandhiga ee dalka Burundi Niyoyankana Germain iyo saraakiil sare ee uu hogaaminayo ayaa maanta duhurkii soo gaaray magaalada Muqdisho  ee xarunta dalka Soomaaliya. Wafdig