Golaha Wasiirada DFKM oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho
(October 11, 2011)
Muqdisho:-Waxaa maanta shir iskugu yimid Golaha wasiirada DFKM iyagoo warbixino kale duwan  ka dhagay stay Ra.iisul wasaaraha DFKM Prof. Cabdiweli  Maxamed  Cali Gaas oo safaro kale duwan ku soo k
Ururka Saxafiyiinta NUSOJ oo dhaqaale gaarsiisay Wariye lagu dhaawacay Gaalkacyo
(October 11, 2011)
Gaalkacyo:-Ururka Saxaafiyinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta lacag gudoonsiiyey Wariye Xorriyo C/qaadir oo bishii lasoo dhaafay koox hubeysan uu ku dhaawaceen magaalada Gaalkacyo ee xarunt
Dagaal caawa ka dhacay xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid iyo Huriwaa
(October 11, 2011)
Muqdisho:-Dagaal culus ayaa caawa mar kale dib uga qarxay magaalada Muqdisho iyadoo dagaal ka xooggiisa uu ka dhacay xaafadaha  ka mid ah degmada Yaaqshid, Huriwaa, SOS, Warshada Baastada iyo Carafaa
Guddoomiyaha baarlamanka DFKM Shariif Xassan oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(October 11, 2011)
Muqdisho:-Guddoomiyaha baarlamanka DFKM Shariif Xassan Sh Aadan iyo wafdi la socda ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho  iyagoo safaro ku soo kala bixiyey wadamo ay ka mid yihiin Denmar
Dhaqdhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda oo saaka ka jira duleedka Muqdisho
(October 11, 2011)
Afgooye:-Ciidanka Al-shabaab ayaa soo dhoobay ciidamo fara badan jidka dheer ee u dhexeeya magaalada Muqdisho iyo Afgooye, ciidanka Al-shabaab ayaa baaraya gaadiidka iyo dadka raba in ay u gudbaan dee