Sh.Yuusuf Aaden Maxamed oo salaadii Maqrib caawa tujiyey Masjidka Al-Tawxiid(Daawo)
(October 16, 2011)
Denmark:-Shiikh Yuusuf Aaden Maxamed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo haatan socdaal Dacwadeed ku jooga magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark ayaa caawa dardaaran iyo wacdi kooban ka jeed
Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka digay in qof muslin ah la iska dilo ama la qarxiyo.(Video)
(October 16, 2011)
Laascaanood:-Waxaan caawa u soo gudbinaynaa Akhristayaasha Mareegta Halgan.net Muxaadaro uu jeediyey Fadiilatu Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee waaweyn uuna ugu magacdara
Sh.Yuusuf Aaden oo caawa Muxaadaro ka jeedinaya masjidka Al-tawxiid ee Copenhagen. (Masawiro)
(October 16, 2011)
Denmark:-Shiikh Yuusuf Aaden oo ka mid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa socdaal dacwadeed waxaa uu ku joogaa magaalada Copenhagan ee caasimada dalka Denmark ,Shiikh Yuusuf Aadan ayaa waxaa mart
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntand iyo wafdi la socda oo gaaray Gaalkacyo
(October 16, 2011)
Gaalkacyo:-Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntand Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana socdaalkiisa ku weheli
Ciidanka ururka Al-shabaab oo ka baxay degmada Afmadow
(October 16, 2011)
Kismaayo:-War hordhac ah oo saaka soo gaaray xafiiska warqabadka ee Halgan.net ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka ururka Al-shabaab ay xalay ka baxeen degmada Afmadow iyagoo ciidankooda u