Walaalnimada Islaamka ee Shiikh Yuusuf Aadam (Maqal iyo Muuqaal)
(October 28, 2011)
Finland:- Shiikh.Yuusuf Aadam oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya ugu waaweyn socdaal dacwadeedna ku marayey dalalka Yurub qaarkood ayaa waxaa u suura gashay in uu gaaro dalka Finland oo nasiib uu
Ciidamo Kenyan ah oo qarax lagula eegtay magaalada Garisa xarunta gobolka W/ bari Kenya
(October 28, 2011)
Kenya:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garisa ee xarunta gobolka waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray kolonyo ciidamo Kenyan ah oo sahay raashin ah u siday ciidamada Kenya ee ku
Cidamo Kenyaan ah iyo kuwa DFKM oo qabsaday degmada Buurgaabo
(October 28, 2011)
Kismaayo:-Ciidanka dowlada Kenya oo gacan siinaya kuwa Soomaali ah ayaa waxaa ay dhawaan la wareegeen degmada Buurgaabo oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose.  Ciidanka dalka Kenya ayaa waxaa ay ku hub
Shir looga hadlayo amaanka oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo
(October 28, 2011)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug shir looga hadlayo amaanka magaalada Gaalakacyo iyadoo shirka ay ka soo qayb galeen xubno kale duwan oo ka tirsan bulshad