Ciidamo Itoobiyaan ah oo saldhiga ka samaystay Is-goyska Kalabeyrka
(October 31, 2011)
Hiiraan:-Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaadiid dagaal ku hubeysan  ayaa mar kale waxaa ay soo galeen Is-goyska  Kalabeyrka ee bartamaha dalka Soomaaliya, ciidamadaan itoobiyaanka ah ayaa maalmo ka hor w
Kal-fadhigii 27 aad ee Baarlaamka Puntland oo maanta furmay
(October 31, 2011)
Garoowe:-Kalfadhigii 27-aad ee golaha  baarlamaanka Puntland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana ka soo qeyb galay kalfadhiga golaha baarlamaanka saaka x
Kulan lagu bixinaayay Mag u dhiman Beesha Cali Jibraahiil oo ka dhacay Qardho
(October 31, 2011)
Qardho:-Kulankaan ayaa waxaa ku dhacay Hoteelka Gufure ee degmada Qardho oo ay isugu yimaadeen Beesha Cismaan Maxamuud iyo Beesha Cali Jibraahiil, kulankaan ayaa waxa soo qaban qaabiyay Maamulka heer
Ráisul wasaaraha DFKM Pro.Cabdiweli iyo dhiggiisa Raila Odinga Oo Heshiis Kala Saxiixday(Daawo)
(October 31, 2011)
Kenya:-War haatan naga soo gaaray  magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in DFKM iyo dowlada Kenya ay gaareen heshiis ka kooban ilaa 11 qodob ka dib markii ay maanta kulan ay yeeshe