Ciidanka ururka Al-shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamada Kenya
(November 1, 2011)
Dhoobley:-Ciidanka Ururka Al-Shabaab ayaa galabta weerar qorsheyn oo gaadmo ah ku qaaday ciidamada dalka Kenya ee soo galay qeybo ka mid ah gobalka J/hoose kuwaas oo ahaa kolonyo  weerarka ayaa waxa
Raisulwasaaraha DFKM oo dib ugu soo laabatay Muqdisho(warmurtiyeed)
(November 1, 2011)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaal labo
Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo shaqadii ka joojisay Universal Tv iyo SomaliChannal
(November 1, 2011)
Garoowe:-Wareegto ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dowllada Puntland ayaa waxaa shaqadii looga joojiyay 2-bo Tv oo  kala ah Universal Tv iyo Somalichannal waxaana qoraalka lagu sheegay in ay caada
Madaxweynaha DFKM Shariif Shiikh Axmed oo u dhoofay dalka Ugaandha
(November 1, 2011)
Muqdisho,Talaado, November 01, 2011 :-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DFKM Shariif Shiikh Axmed ayaa saaka ka dhoofay garoonka  Aadan Cadde ee magalaada Muqdisho isagoo ku sii jeeda dalka Ugaandha