Madax ka tirsan DFKM oo u baqoolay Makkah (Warsaxaafadeed)
(November 2, 2011)
Muqdisho:-Mas’uuliyiin sare sare oo ka tirsan dowladda ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cadde International iyaga oo ku sii jeeda Magaalada Barakeysan ee Makkah ee dalka Sucuud
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka G/dhiga DFKM oo gaaray Dhoobley.
(November 2, 2011)
Dhoobley:-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka G/dhiga ee DFKM Xuseen Carab Ciise ayaa galabta gaaray  magaalada Dhoobley ee gobalka  Jubada Hoose waxaana socdaalkiisa ku weheliyey taliyaha ciidamada mela
Wasiirka G/dhiga iyo Taliyaha ciidamada DFKM oo ku wajahan gobalka J/hoose
(November 2, 2011)
Kismaayo:-Wasiirka gaashaandhiga ee DFKM ahna Ra’isal wasaare kuxigeenka Xuseen Carab Ciise ayaa u ambabaxay deegaano ka tirsan Jubooyinka waxaana socdaalkiisa ku weheliya Taliyaha ciidamada xooga d
Afhayeenka ciidamada Kenya Emmanuel Chirchir oo digniin diray
(November 2, 2011)
Kenya:-Dowladda Kenya ayaa soo saartay digniin ku aadan weerarro ay ku qaadi doonto saldhigyo kooxda Al-Shabaab ay ku leedahay 10 magaallo oo ku yaalla gudaha dalka Somalia. Afhayeenka ciidamad
21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur ee Sh Maxamed idirs.(Video)
(November 2, 2011)
Minnesota:-Shiikh.Maxamed Idirs oo dhawaan soo gaaray dalka Maraykanka gaar ahaan Minnesota ayaa waxaa uu muxaadaraad iyo duruus ka jeediyey masjidka weyn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center. Shiik
Muxaadaraad ka bixi doona Masjid Ibnu Taymiyah ee Columbus,Ohio
(November 2, 2011)
Masjidka Ibnu-Taymiyah ee Columbus,Ohio ku yaallo ayaa waxaa uu qaban doonaa Muxaadaraad waxaana Masjidka iman doona Sheikh Mohamed Idris.   Hoos ka eeg Jadwalka iyo Flyer-ka.