Khudbadii Banka Carfo Sh.C/casiis Binu Cabdullaahi Alla Shiikh (Dhagayso)
(November 5, 2011)
Waxaa maanta  khudbadii banka carafo ka akhriyey Masjidka Numra fadiilatu Shiikh.Cabdicasiis Binu Cabdullaahi Alla Shiikh  oo ah Muftiga Dalka Sacuudiga ahna Shiikh Caalim ah oo dunida Daafaheeda la
Ugu yaraan laba milyan iyo bar Muslimiin caalamka daafihiisa ka kala yimid ayaa maanta gudanaya tiirka ugu weyn ee Xajka.
(November 5, 2011)
Wafdiga Illaahay ayaa xalay baryey Mina, waxaana ay maanta taagan yihiin buurta Carafa, iyagoo gudanaya tiirka ugu muhiimsan ee Xajka, iyagoo ku dayanaya Nabi Muxamed (SCW) waana dadka ugu badan ee ha