Markazkii Salafiyiinta ee Damaaj oo la weeraray Caawa iyo khasaaro ka dhashay
(November 8, 2011)
Yemen:-Wararka naga soo gaaraya caawa Markazkii ugu weynaa ee Salafiyiinta ee magaalada Damaaj ee dalka Yemen ayaa sheegaya in ay weerar ku soo qaadeen Markazka daarul Xadiis  kooxda Raafidada ah ee
Ku-simaha R/Wasaaraha DFKM oo baaq u diray hay’addaha gargaarka
(November 8, 2011)
Muqdisho:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda Mudane Aadan C/llaahi Aadan ayaa ma
Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kipaki oo ka hadlay Soomaaliya
(November 8, 2011)
Nairobi:-Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kipaki ayaa waxaa uu si rasmi ah  u sheegay in howlgalada ciidamada Kenya ay ka wadaan gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobalka J/hoose ay sii socon doonaan .
Dabinkii la inoo dhigaba ma ku dhacaynaa? Sh Axmed C/samad
(November 8, 2011)
Ma yara dabinada la inoo qoolay oo aynu badankooda ku dhacnay, walina aynaan ka bixin iyo kuwa aynu hadda ku sii soconoba. Iyada oo muddo aynu ku jirnay laandayro marar kala duwan ina la kacay, xargo
Guddoomiye ku-xigeenkii Gobolka Mudug Farxaan Cali oo qarax lal beegsaday
(November 8, 2011)
Gaalkacyo:-Waxaa saaka qarax miino  lagu weeraray guddoomiye ku-xigeenkii gobolkaMudug Farxaan Cali Xirsi xili uu marayey wado marta gurigii uu deganaa , qaraxmiinada ah ayaa waxaa ka badbaadeyy gudd