Culumadii Yemen iyo Cuqaasha qabaa,ilka yemen oo ku balamay in loo gurmado Markaskii Daarul Xadiis ee Damaaj
(November 9, 2011)
Yemen:-Wararka ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaraya Markaskii ugu weynaa salafiyiinta ee Daarul Xadiis ayaa sheegaya in birito ay qaafilo isigu jirta culumo arday iyo cuqaal ka soo jeeda dhamaan qa
Guddoomiyaha degmada Dharkiinley oo qiray in Ciidanka DFKM ay dileen xilibaan ka tirsan DFKM
(November 9, 2011)
Muqdisho:-Guddoomiyaha degmada Dharkiinley Macalin C/lle Cali ayaa VOA u sheegay in dilkii Xildhibaan Aden Buule Max'ed oo maanta lagu dilay Muqdisho ay ka dabeeyeen ciidamo ka tirsan Dowladda Somalia
Ciidamada Kenya oo xalay la miray iyo Leo Nyongesa oo xaqiijiyey
(November 9, 2011)
Kenya:-Wararka naga soo gaaraya degmada Mandheera ayaa sheegaya in weerar qorshaysan lagu qaaday ciidamo Kenyan ah oo ku sugnaa inta u dhexeysa degmada Mandheera iyo Ceelwaaq  kuwaas oo ku sii socday
Maamulka Puntland oo Somaliland ku eedaysay hurinta Colaada Ceerigaabo.
(November 9, 2011)
Garoowe:-War-saxafadeedka ka soo baxay xarunta  madaxtooyada ee magaalada  Garoowe ee xarunta dowllada Puntland ayaa waxaa ay ku eedeeyeen colaada ka socota magaalada  Ceerigaabo Maamulka S/land
Xildhibaan ka tirsan DFKM oo lagu dilay maanta degmada Wadajir ee G/Banaadir.
(November 9, 2011)
Muqdisho:-Waxaa maanta duhurkii lagu dilay magaalada Muqdisho Xildhibaan Aadan Buulle Maxamed oo ka mid golaha baarlamaanka ee DFKM waxaana xildhibaanka lagu dilay degmada Dharkenlay ee magaalada Muqd