Dowllada Kenya oo ka hadashay dagaal shalay ka dhacay duleedka Ceel-waaq
(November 13, 2011)
Nairobi:-dowlada Kenya ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadashay dagaal dhexmaray ciidankooda iyo kuwa  al-shabaab dagaalkaas oo shalay ka dhacay duleedka degmada Ceel waaq ee Gobolka Gedo, dagaa
Afhayeenka isimada Puntland oo ka hadlay colaada ka soo cusboonaatay Deegaanka Libi
(November 13, 2011)
Qardho:-Afhayeenka isimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa ka hadlay colaada dib uga soo cusboonaaday deegaanka  Libi oo 45km dhinca koonfur bari ka xigta degmada Rako raaxo ee gobolka Kark
Ra’isulwasaaraha DFKM Cabdi Wali Maxmed Cali Gaas oo ku soo laabtay Muqdisho
(November 13, 2011)
Muqdisho:-Ra’isulwasaaraha DFKM Cabdi Wali Maxmed Cali Gaas ayaa  maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho waxaana lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha  Adan Cade ee Muqdisho. Wafdiga
Dowllada Puntland iyo DFKM oo hishiis dhinaca beeraha ah kala saxiixday
(November 13, 2011)
Garoowe:-Wasaaradda beeraha iyo xannaanada xoolaha ee DFKM  iyo dowllada Puntland ayaa waxaa ay wada gaareen is afgarad iyo hishiis  dhowr qodob ah  oo ay labada dhinac  wada kala saxiixdeen, Wasi
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray Qaafiladii ku socotay Markaska Daarul Xadiis
(November 13, 2011)
Yemen:-Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray gurmad ku socday Markii ugu weynaa Salafiyiinta ee Daarul Xadiis ee magaalada Damaaj ayaa sheegaya in qaafilada ay saaka ku hakatay  deegaanka Waail k
Dagaal saaka iyo xalay ka dhacay duleedka degmad Ceel waaq
(November 13, 2011)
Ceel-waaq:-Dagaal u dhexeeyay Ciidamo Soomali ah oo gacan ka hellay ciidanka Kenya iyo kuwa ururka al-shabaab ayaa waxaa uu maanta ka dhacay duleedka degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Dagaalka ayaa qa
Soomaali-Weyn: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii.(Casharkii XV-aad)
(November 13, 2011)
Prince Luigi Amedeo, 11 cisho ka hor intuusan Xamar ka dhoofin wuxuu furey dhismihii waynaa ee  kaniisaddii Xamar.Waxay ahayd xilligaas kaniisadda ugu wayn ee qaaradda Afrika ka dhisneyd. Qaab-dhisma
Puntland oo Digniin u jeedisay Hey’adaha Universal TV iyo Somali Channel
(November 13, 2011)
WAR SAXAAFADEED 13 November 2011 Shir ay si wadajir ah uga soo qaybgaleen Mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa looga dooday arrimaha Saxaafadda iyo sidii loo hirgalin lahaa amarkii Dowladda ay shaqo-j
Dhagax dhiga Mashaariicda JPLG Sanadka 2011 Degmada Qardho
(November 13, 2011)
Qardho:-Waxaa  si rasmi ah loo dhagax dhigay mashaariicda ay fulinayso Gardo Municipality oo ah mashaariicda horumarinta degaanka degmada Qardho ay maalingelinteeda iska kaa shadeen hay'addo isku tag
Madrasada Islamiga ah ee Al-Nur ee Stockholm oo xafladii ciida u qabtay ardayda iyo waalidiinta madrasada
(November 13, 2011)
Stockholm :-Xaflad si heersare loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalada Stockholm taariikhda bishu markay ahayd 08-11-2011, xafladaan oo loogu dabaal dagayay ciida barakaysan ee ciidul adxaaga. Xa