R/wasaaraha DFKM oo booqday saldhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho(Warsaxaafadeed)
(November 22, 2011)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer howled ku tegay qeybo ka tirsan saldhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho isagoo sid
Qarax geystay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Wadajir
(November 22, 2011)
Muqdisho:-Ilaa 8 ruux ayaa ku geeriyooday qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada wadajir ka dib markii miino lagu aasay wadada ka dibna ay ku qaraxday dada rayid ah oo dariiqa ma
Diyaaradaha dalka Kenya oo duqeeyey degaano ka tirsan Gobolka Gedo
(November 22, 2011)
Gedo:-Waxaa maanta ay diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay weerar dhinaca cirka ah ay ku qaadeen degaano ka tirsan Gobolka Gedo, ciidanka cirka dalka Kenya ayaa waxaa ay weerarka qaawan ay la beeg s