Ogeysiis ku socda Soomaalida ku nool Magaalada San diego iyo nawaaxigeeda
(November 23, 2011)
San diego :-Waxaa dhamaan loogu bishaaraynayaa  Dadwaynaha soomaliyeed ee degen San diego & agagaar keeda inuu soo booqanayo Magaalada San diego Sheekh  Maxamed Idirs Ahmed isaga oo ka jeedin do
Gal-Mudug oo iska fogeysay eedayn ay u jeediyeen Puntlland
(November 23, 2011)
Gaalkacyo:-Afhayeenka u hadlay Maamulka Gal-mudug oo lagu magacaabo Axmed Maxamuud Xassan Baasto ayaa iska fogeeyey eedeyn kaga timid Puntlland isagoo sheegay in Gal-Mudug aysan wax colaad ah ka wadin
Qarax caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug
(November 23, 2011)
Gaalkacyo, Nov, 23 Waxaa caawa ka dhacay gudaha magaalada Gaalkacyo qarax miino ah oo lagu aasay wajiga hore ee Masjidka Al-bishaar  oo ku yaal Xaafada Israac, qarax ayaa dhacay ka dib markii ay dadk
Maxamed Dheere oo soo dhaweeyey soo galitaanka ciidamada Kenya iyo Itoobiya
(November 23, 2011)
Muqdisho:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir  Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa sheegay in uu isaga soo dhaweynayo soo galitaanka ciidamada Itoobiya ee soo galay gobalada Dhexe iyo Hiira
Dowllada Puntlland oo eedayn u soo jeedisay Gal-mudug.(Warsaxaafadeed)
(November 23, 2011)
Gaalkacyo:-Maamul gobaleedka Puntland ayaa saaka warsaxaafadeed ka soo saartay amni darada magaalada Gaalkacyo iyo weerar lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo oo ay shalay hub isku
Meydadka laba wiil oo dhalinyaro ah oo saaka laga helay degmada Wardhiigley
(November 23, 2011)
Muqdisho:-Meydadka laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa saaka laga helay  degmada Wardhigley ee magaalada Muqdisho kuwaasoo xalay la dilay.Dadka deegaanka  ayaa sheegay in dhalinyarada la dilay ay jirk
Ururka waxbarashada iyo caafimaadka ee “A.D.E.H” oo Shirkiisii Sadaxaad Qaban doona Khamiista
(November 23, 2011)
Ururkan Waxaa uu wax ka qabtaa dhisida Schoolada iyo Isbitaalada ku burburay dagaalada Waxaana la asaasay sanadkii 2009-ka.Sanadkasata waxaa uu soo bandhigaa Magaalada ama degmada uu Schoolka ka dayac