Dab khasaare badan geystay oo caawa ka kacay Suuqa magaalada Boosaaso.
(December 2, 2011)
Boosaaso:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa sheegaya in caawa dab xooggan uu ka kacay qaybo badan oo ka mid ah suuqa weyn ee magaalada Boosaaso dabka ayaa
Muxaadaradii xalay Sawirkii Andalus oo ka soo muuqday dalka Soomaaliya Sh Umal.(Dhagayso)
(December 2, 2011)
Nairobi:-Mareegta Wararka ee Halgan.net ayaa waxaa nasiib ay u heshay in ay hesho muxaadara dii uu Fadiilatu Sh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abuu bakar Nairobi, muxaadarada ayaan baahin doo
Daawo dagaal ka dhex socda xuutiyiinta iyo ardayda Markkazka Daarul Xadiis
(December 2, 2011)
Yemen:-Warbaahinta ka howlgasha dalka Yemen ayaa ilaa shalay iyo maanta waxay sii deynayeen muuqaalo muujinaya iska horimaad ka dhexsocda ardayda Markazka Daarul Xadiis ee Damaaj oo ah Markazkii ugu w
Dagaal xooggan oo ka dhacay degaanka Xayo ee Gobolka Jubada Hoose
(December 2, 2011)
Kismaayo:-Dagaal ayaa saaka ka qarxay tuulada Xayo oo u dhexeysa Qooqaani iyo degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose iska horimaadkaan oo ahaa mid culus ayaa waxaa uu u dhexeeyey ciidanka Al-shabaab
Khilaaf soo kala dhex galay Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxweyne Caalin (Dhageyso)
(December 2, 2011)
Gaalkacyo:-Khilaaf ayaa soo kala dhex-galay maamulka Galmudug ee xaruntiisu tahay magaalada Gaalkacyo kaddib markii maanta qaar ka tirsan baarlamaanka Galmudug kulan ay yeesheen ay ka soo saareen

Archives
December 2011
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online