Sheekh Saalax Fowzan iyo Sh.Muxsin Cabaad oo ka hadlay Xaalada Markazka Daarul xadiis.(Dhagayso)
(December 3, 2011)
Yemen:-Culumada ugu tunka weyn Dacwa Salafiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay duulaanka iyo dulmi ga kooxda xag jirka ah ee Xuutiyiinta ee raafidada ah ee go,doonka ku haya Markazkii ugu weynaa Sal
Kitaabkii Laamiyatu ibnul wardi Shiikh Cabdi Qani Qardhaawi.(Dhagayso)
(December 3, 2011)
Columbas:-Waxaa akhristayaaasha Halgan.net u soo gudbinayaan  kitaabka magaciisu yahay (laamiyatu ibnul wardi, ama Qasiidatu ibnu wardi ama Nasiixatul ikhwaan) waxaa kitaabkaan lagu akhriyey dawradii
Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya Augustine Mahiga oo tegay Garoowe
(December 3, 2011)
Sabti, December 03, 2011 Wafdi uu hogaaminayo ergayga gaarka ah QM ee u qaabilsan dalka Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa galabta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wuxuuna uu  kulan gaa
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuubakar Shiikh Umal (Dhageyso)
(December 3, 2011)
Nairobi:-Shiikh. Maxamed Cabdi umal ayaa waxaa uu kaga hadlay khudbadii Jimcaha sidda quraanka iyo Nabi Maxamed alle Naxariis korkiisa ha yeelee ay tusaalooyin noogu cadeeyeen labada jid ee xaq iyo ba
Dab Xooggan oo ka kacay kaalin shidaal oo ku dhow xarunta shirkadda isgaarsiinta Golis
(December 3, 2011)
Gaalkacyo:-Dab xooggan ayaa goordhaweyd  ka kacay kaalin shidaal oo ku dhow xarunta shirkadda isgaarsiinta Golis ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.Dabka ayaa bilaawday galinki
Faahfaahin ka soo baxday duqeyntii shalay ciidanka Kenya ay ka geysteen tuulada Ceel Cadde
(December 3, 2011)
Gedo:-Sabti, Saturday, December 03, 2011 Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ayaa waxaa ay shalay duqeyn ka geysteen tuulada Ceel Cadde oo ku taal gobolka Gedo duqeyntaas ayaa waxaa khasaaro dhimasho
Madaxwaynaha dowllada Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay Suuqa Boosaaso
(December 3, 2011)
Sabti, Saturday, December 03, 2011 Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr. C/raxman Maxamed Maxamud Faroole ayaa waxaa uu ka hadley dab xalay ka kacay suuqa weyn ee Boosaaso, dabkaas oo khasaar lixaad leh
Khasaaro xooggan oo xalay soo gaartay hantidii taalay Suuqa weyn ee Boosaaso
(December 3, 2011)
Boosaaso:-Waxaa  xalay khasaaro xooggan uu soo gaaray suuqa magaalada Boosaaso oo ahaa suuqa ugu weyn degaanada Puntlland suuqa ayaa xalay 21.15 waxaa ka kacay dab aan ilaa hadda si wanaagsan loo aqa

Archives
December 2011
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online