Sh Maxamed Cabdi Umal oo muxaadaro ka jeedin doona caawa qolka Al-Taqwa Islamic Network
(December 8, 2011)
Waxaa caawa ka baxaysa Muxaadaro live ah qolka Al-Taqwa Islamic Network ee aalada Paktalka  muxaadaradaa waxaa jeedin doona Fadiilah Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana Cinwaanka muxaadarada uu yahay
Warbixin ku saabsan Muxaadaro Sheikh Umal xalay ku qabtay Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi
(December 8, 2011)
Nairobi:-Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee caanka ah ayaa xalay waxa uu ka hadlay halka uu jiro xalka waddanka Soomaaliya. Sheikha oo muxaadaro ku saabsan sida xal lag
Maamulka, Macaliminta iyo Shaqaalaha Jaamacada Bariga Somalia oo tacsi u diraya Eheladii Dr Ahmed
(December 8, 2011)
Qardho:-Maamulka, Macaliminta iyo Shaqaalaha Jaamacada Bariga Somalia Waxay halkan tacsi ugu dirayaan Umada Somaliyeed iyo Culimada Somaliyeed iyo ehela iyo qaraabadii uu ka tagay Dr Axmed Xaaji C/rax
Sh.Yuusuf Aaden Maxamed oo ka hadlay dilkii Shiikh.Dr Ahmed Xaaji habaanayna kuwii dilay(Dhageyso)
(December 8, 2011)
Hargeysa:-Sheekh Yuusuf Aden oo ka mid ah culmada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay dilkii Dr Ahmed Xaji C/raxmaan raximahulaah waxaana uu Sheekh Yuusuf Aden ayaa si kooban uga hadlay wix

« Previous Page