Sheekh Maxamed Aw Yuusuf Sheekh Maxamed Dhagaxtuur oo ku dhintay Afgooye
(December 11, 2011)
Muqdisho:-Alle ha'u naxariistaa waxaa maanta lagu aasay magaalada Afgooye Sh Maxamed aw Maxamed aw Yuusuf oo ku magac dheeraa Sh Maxamed Dhagaxtuur, Sh wuxuu caan ku ahaa Tafsiirka qur'aanka, xilligii
Qarax xooggan oo ka dhacay degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya
(December 11, 2011)
Mandhera:-Wararka ka imanaya Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in qarax  labaad maanta lala beegsaday ciidamnada Kenya. Qaraxan ayaa ka dhacay bar kontorool oo u dhow degmada Mandheera.
Bannaysiga dhiigga culumada shalay iyo maanta W/Q Maxamuud Madar
(December 11, 2011)
In badan oo ka mida umadda soomaaliyeed oo maanta nool waxay goobjoog ka ahayd culumadii  soomaalida ahaa ee nidaamkii shuucigu  uu toogtay halka inta kelana ay dhacdadaas taariikh ahaan ku soo gaad
Culimada iyo ducaadda soomaaliyeed ee UK oo bayaan ka soo saaray dilkii Dr. axmad xaaji
(December 11, 2011)
London:-culumada, ducaadda iyo masuuliinta masaajidda Somaliyed ee UK oo ka dhacay masjidka Daarussalaam ee galbeedka London ayaa looga dooday dhacdadii foosha xumayd ee dhowaan lagu khaarajiyey shiik

Archives
December 2011
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online