Dagaal ka qarxay duleedka degmada Dhuusamereeb ee gobolka Gal-gaduud
(December 18, 2011)
Dagaal xooggan ayaa waxaa uu ka socdaa meel u jirta ilaa 15 KM degmada Dhuusamereeb ee gobol ka Gal-gaduud, dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa ciidanka Al-shabaab iyo ciidamo daacad u ah Ahlusunna ee
Waxqabadkii Hay.adda Kafaalo Abaarihii 2011 (Daawo Filimka)
(December 18, 2011)
Soomaliya oo ay soo martay sanadkan 2011, abaartii ugu darnayd 60 sano, ayay Kafaalo halkaan ku soo bandhigaysaa filim kooban oo kawarbixinaya sida ay wax uga qabteen Kafaalo iyo ururada maraakizta la
Ogeysiis, Habeenkii Bossaso, iyo Taakuleynta dadkii ku Ceyertoobey Suuqii Bossaso ee Gubtey
(December 18, 2011)
London:-Waxaa sharaf inoo ah inaad nagala soo qeyb-gashaan xafladweyn oo lagu taageerayo dadkii ku Ceyertoobey Suuqii weynaa ee Bossaso, xafladan oo ey hormuud ka yihiin Jaaliyada reer Puntland ee Uk,
3 qof oo meyd ah oo laga hellay duleedka degmada Afmadow ee Gobolka jubbada hoose
(December 18, 2011)
Axad, December 18, 2011 Ilaa 3 qof oo meyd ah oo qoorta laga gooyey ayaa waxaa saaka laga hellay inta u dhexeysa degmada Afmadow iyo Qooqaani ee Gobolka jubbada hoose, iyadoo degaanadaas ay maalmihii
Ra’iisul Wasaare DFKM Dr. Cabdiweli oo wal wal ka muujiyay go’aanka dowladda ee joojinta Xawaaladdaha Soomaalida
(December 18, 2011)
Muqdisho, Axad, December 18, 2011-------Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta ka hadlay go’aanka ay dowladda  Mareykanka muddada todobaadyada ah ugu qabatay howshii

Archives
December 2011
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online