Ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday Ciidanka dalka Kenya

December 29, 2011 - Written by

Kismaayo:-War goordhow na soo gaaray ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar gaadmo ah laba jeer ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo marayey inta u dhexeysa Taabta iyo Dhoobley waxaana socda dagaal culus haatan.

Wararka ayaa intaas ku daraya in laga gubay ciidanka dalka Kenya hal gaari ayna go,doonsan yihiin waxaana uu yahay dagaalka  kii labaaad oo lagu qaado maanta ciidamada Kenya ayaa si xadgudub ah  ku soo galay Gobolka Jubada Hoose iyo Gobolka Gedo.

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online