Dagaal Culus oo lagu qaaday Ciidamada AMISOM iyo Madaafiic laga maqlayo Muqdisho

December 5, 2011 - Written by

Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday xarumaha ciidamada AMISOM gaar ahaan xero Jarmal iyo Ex-control Balcad oo ka kala tirsan degmooyinka Wardhiigley iyo Heliwaa ee gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa labada dhinac waxay isku adeegsadeen hubka culus waxaana Muqdisho caawa si weyn looga maqlayaa Madaafiicda iyo qoryaha lidka Diyaaradaha oo ay ridayaa ciidamada Al-Shabaab oo caawa weeraro qorsheysan ku qaaday ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM.

Ilaa haatan ma cada Khasaaraha soo kala gaaray dadweynaha raydika ah oo ay Madaafiicda ku asqeeeyeen caawa
ciidamada AMISOM

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online