Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa Soomaali ah oo la socda oo ku habsaday magaalada B/weyne.

December 31, 2011 - Written by

Muqdisho:-Xaaladda Beledweyne ayaa imika degan ka dib markii maanta uu ka dhacay dagaal culus markii ay duulaan soo qaadeen ciidamada Itoobiya iyo ciidan Daacad u ah Dooxada Shabeele  kuwaas oo qabsaday magaalada B/weyne ka dib dagaal socday in ka badan 6saac oo xiriir ah
Ciidamada Al-Shabaab ayaa dib uga gurtay magaalada B/weyne iyaga oo ku sugan meel aan sidaa uga fogeyn magaalada B/weyne .

Magaalada Baladweyne ayaa caawa ah mid Bandow ah waxaana ku sugan gudaha magaalada  ciidamo Itoobiya iyo ciidamo Soomaali ah oo ka kooban kooxo kala duwan kuwaas oo ay bari taarayaan ciidamo Itoobiyaan ah.

Afhayeen u hadlay dalka Itoobiya Bereket Simon oo wareysi siiyey idaacada BBC ayaa sheegay in DFKM ay ka dalbadeen in ay garab ka siiyaan la dagaalanka Al-shabaab sidaasna ay ciidamadooda u soo gasheen gobalka Hiiraan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online