Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland oo tacsi ka diray dilkii Shiikh.Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

December 9, 2011 - Written by

Finland:-Hadaanu nahay walaalaha Soomaliyeed ee ku nool wadanka Finland ee ka soo jeeda Puntland, waxa aanu tacsi tiiraayo leh u diraynaa Umada Soomaaliyeed , Dilkii arxandarada ahaa ee lagula kacay walaal Dr. Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan waxa aan Ilaahay uga baryaynaa  inuu u  naxariisto Janatu Al-firdawsna a geeyo, samir iyo iimaana  kasiiyo eheladiisa iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed.

C/risaaq Cali Cismaan
Halgan.net, Finland

 

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online