Ka digitaanka u dabaaldaga Sanadka Cusub W/Q Abu Ahmed

December 31, 2011 - Written by

London:-Waxaan ku bilaabayaa maqaalkan oo ah mid aan uga digayno walaalahayga soomaaliyeed inay booqdaan qolal badan oo ay maamulaan walaalaha soomaaliyeed kuna yaala aaladda paltalk, kuwaas oo lagu hadal hayo soo dhoweynta ciida sannadka cusub waxay ay ugu magac dareen.

Qolalkaas waxaa lagu hayaa wax aan Allaah subxaanahu watacaalaa raali ka ahayn, diinteenuna ay aanay banaynin, waxaana doonayaa inaan halkaan ku cadeeyo Aayaad ka mid Quraanka Kariimka iyo dhowr xadiith oo ka sugnaaday rasuulkeena calayhi salaatu wasalaam oo muujinaya khatarta ay leedahay in la sameeyo dabaaldega sannadka cusub ee kiristaanka

Hoos ka Akhriso Maqaalka Walaalka Abu Ahmed

krisismaska2

Halgan.net

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online