Madaxweyne DFKM Shariif Sh Ahmed oo maanta kormeeray xarumo ku yaala Garoowe.(Sawiro)

December 20, 2011 - Written by

Garooowe:-Madaxweynaha  DFKM Sh. Shariif Sheekh Axmed  ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xarumo ka tirsan Puntland iyo Mashaariic laga hirgalin doono magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland.

Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehliyey  madaxwey naha Puntland C/raxmaan Faroolle waxaana ay ka bilaabeen kormeerka xarun loo dhisi doono madaxtooyada Puntland, dhisme cusub ee  Baarlamanka Puntland .

Madaxweynaha DFKM ayaa waxaa warbixinada ka dhageystay madaxada Puntland waxaana uu balan qaaday in dowladu  gacan ka geysan doonto dhismaha iyo qalabeeynta xarunta cusub ee Barlamanka iyo qasriga madaxtooyada dowllad Puntland oo haatan dhismahooda uu ka socdo Garoowe.

Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa waxaa kale oo uu booqaday xerada 54aad ee ciidanka daraawiishata Puntland iyo ciidamda bada ee Puntland .

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online