Makaanada Culumada Sh.Dr.C/risaaq Maxamuud Takar (Dhageyso)

December 15, 2011 - Written by

London:-Sh. C/risaaq Takar oo ka mid ah culumada dacwada ka wada wadanka Ingiriiska ayaa khudbadii jimcaha ee usbuucii hore waxaa uu kaga hadlay makaanada culumada ay ku leedahay alle agtiisa iyo sida ay muhiim u tahay in la ixtiraamo oo wax laga barto Sheekh C/risaaq Takar ayaa khudbada ka jeediyey Masjidka Risaalah .

Sheekh C/risaaq Takar ayaa waxaa kale oo uu tacsi u diray kana hadlay dilkii Dr Ahmed Xaji C/raxmaan waxaana uu alle uga baryey in uu janada ka waraabiyo .Sheekha ayaa sheegay in ay khatar tahay in caado laga dhigto cayda culumada.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii jimcaha Usbuucii hore ee Sh Dr C/risaaq Takar xafidahulaah
[audio:https://www.halgan.net/Mp3/ShCrisaaqTakar.mp3]

1 Comment so far

Leave a comment

  1. As.w.w.
    Sh. Abdirisaaq waan ku salaamay.Xadiiskii nabiga caleesalaam waxaa uu ahaa walaalkaa caawi hadii uu gardan yahay iyo hadii uu garleeyahayba. Somalidu waxay tiraahdaa walaalkaa haduu walaalan yahay adigaa u miyir qaba. Marka walaalkaa dadka ka qabo sida diintu ina farin.

Leave a comment

*