Markazka Islaamka ee Stockholm oo tacsi ka diriya dilkii Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

December 6, 2011 - Written by

Annagoo ku hadleena magaca maamulka xarunta Islaamka ee magaalada Stockholm waxaan tacsi halkaan uga direenaa dhammaan ummada Soomaaliyeed iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday fadiilatu Sheekh Dr. AXAMED XAAJI C/RAXMAAN, sheekha oo saakay salaadii subax ka dib gacan ka xaq darrani ay ku dishay magaalada Boosaaso.

Waxaan ummadda iyo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana shacabka iyo maamulka reer Puntland ugu baaqeenaa inay si deg deg ah u soo qabtaan gacan ku
dhiiglayaashii falkaan foosha xun geestay cadaaladana la hor keeno, ilaahayna waxaan waydiisanaynaa inuu u fududeey soo qabashadooda.

Guled Maxamed Cali
Rinkeby-Stockholm

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online