Ogeysiis Nadwo ka bilaaban doonta Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network

December 15, 2011 - Written by

London:-Waxaan walaalaha ku war galinaynaa in ay galabta Jimcaha 16 12 2011 bilaabmayso Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network iyo Walaalaha Teleconferenceka 114 dowro socon doonta 3 maalmood Insha Allaah ,Waxaa Dowradda ka qayb galaya culimaa’udiin iyo ducaad fara badan. Jadwalka muxaadarooyinka hoos ku qoran ka sokow waxaa jiri doonta muxaadaraad loogu talo galay dhalinyaradda guurdoonka ah oo uu inoo gali doono walaalkeen Sh Xuseen Xanaafi cinwaankeeduna noqon doono {{ Wonderful History of LOVE – Sifooyinka gabadha lagu jeclaado }}al-tqawa_nadwo (Jadwalka Nadwada)

Waxaan walaalaha ka codsanaynaa inay sii gaadhsiiyaan aqaaribtooda iyo walaalahoodaba.

Waxaa nadwadda cod ahaan aad kala socon kartaan webka Halgan.net

Maxammed Ibraahim Abu Axmed

1 Comment so far

Leave a comment

  1. fadlan walaal waqtiga ay muxaadaraadkan socon doonaan waa xillima? Ma CT time baa, ma PT baa. Fadlan noo sooqeexa waqtiga muxaadaraadka oo dhamaystiran. Ilahay khayr ha idinku jazeeyo waa dadaalaysaan walaaalah altaqwaa.

Leave a comment

*