Dowradii 6aad oo ka dhici doonta Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus ee dalka Denmark.
(December 29, 2011)
Arhus:-Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA ATAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Arhus-Danmark dawradii 6aad e
Nadwo diini ah oo si habsami leh uga socota caawa magaalada Cape Town(Warbixin)
(December 29, 2011)
Cape Town :-Waxaa maalmahan ka socday dalka Koonfur Afrika shir sanadeedkii labaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika shirkaan ayaa waxaa qaban qaabadiisa lahaa golaha dacwada ee Al-bayaan,
Ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday Ciidanka dalka Kenya
(December 29, 2011)
Kismaayo:-War goordhow na soo gaaray ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar gaadmo ah laba jeer ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo marayey inta u dhexeysa Taabta iyo Dhoobley wax
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Gaas oo maanta booqday Maxjaro ku yaala Bosaaso iyo Jaamacadda Bariga Afrika(Masawiro)
(December 29, 2011)
Bosaaso, Khamiis, December 29, 2011------Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay muddooyinkii ugu dam beeyeyna booqasho ku marayay qeybo ka
Waxyaalaha laga faaiidi karo Muxaadaradii Sh.Cabdiqadir Nuur Farax ee shirkii Garoowe.
(December 29, 2011)
Sida la wada ogsoonyahay waxaa markii ay taariikhdu ahayd December 21, 2011 ka furmay magaalada garoowe shir loogu magic daray WADA TASHI, shirkaas ayaa waxaa muxaadaro gaaban oo socotay 7 daqiiqo ku
Sh.Dr Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori Al-Wasadhiya(Dhageyso)
(December 28, 2011)
Mekkah:-Sheekh Dr Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedhay Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka waxaana uu cinwaan uga dhiga Sheekha muxaadar
Nadwo looga hadlayo Dabkii ka dhacay Suuqa Boosaso oo ka dhacaysa caawa Masjidka Al-rowda
(December 28, 2011)
Waxaa caawa la filayaa in uu ka dhaco Masjidka weyn Rowda ee magaalada Boosaaso Nadwo diineed oo si gaar ah looga hadli doono dadkii ganacsata ahaa ee ku dhaqaalahoodu uu waxyéeloobay Suuqii wenaa e
Mutamarkii Sanadeedkii Labaad ee dalka Koonfur Afrika oo ka dhacay Johannesburg.(Dhagayso)
(December 28, 2011)
Arbaco, December 28, 2011 Waxaa maalmahan ka socday wadanka Koonfur Afrika shir sanadeedkii labaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika  2011 shirkaan oo ah mid ay soo qaban qaabiyeen golaha
Ciidanka Al-Shabaab oo xalay gudaha u galay Degmada Buurgaabo
(December 28, 2011)
Kismaayo:-Ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay dagaal culus ku qaaday Degmada  Buurgaabo oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Raaskambooni iyo kuwa dowlada Kenya waxaan halkaas ka dhacay d
Ciidanka Amaanka ee magaalada Hargeysa oo qabtay xalay walxaha qarxa
(December 28, 2011)
Hargeysa:Ciidamada ammaanka ee magaalada Hargeysa ayaa xalay qabtay miinooyin iyo walxo kale kuwaas oo la dhigay qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Hargeysa waxaana ciidanka amaanka so

« Previous PageNext Page »