Qarax xooggan oo ka dhacay degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

December 11, 2011 - Written by

Mandhera:-Wararka ka imanaya Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in qarax  labaad maanta lala beegsaday ciidamnada Kenya. Qaraxan ayaa ka dhacay bar kontorool oo u dhow degmada Mandheera.  Guddoomiyaha Gobolka Waqooyi Bari Kanya ayaa warbaahinta u sheegay in hal askari
uu ku dhintay qaraxan sagaal kalena ay ku dhaawacmeen. Goor hore oo maanta ahna qarax miino ayaa lala beegsaday kolonyo baabuurta
milatariga Kenya ay leeyihiin meel u dhow degmada Wajeer, askari ayaa qaraxaasna  la sheegay inuu ku dhaacmay.

Qarxayda ayaa kusoo badanayey Waqooyi Brai Kneya tan iyo intii ciidamada  Kenya ay farageliyeen Soomaaliya bishii Oktoobar ee aynu soo dhaafnay. Toddobaadkii horena baarlamaanka Kenya ayaa ansixiyey in ciidamada Kenya ay  qayb ka noqdaan halwgalka milatari ee Midowga Afrika ee Soomaaliya. Ururka  Al-Shaba ayaa sheegay inay ladagaalami doonaan ciidamada Kenya.

Qaraxyada ayaa kusoo badanayey gobolka Waqooyi Brai Kenya tan iyo bihsii  Oktoobar ee aynu soo dhaafnay kadib markii ciidamada Kenya ay faragelinta ku  sameeyeen Soomaaliya. Toddobaadkii horena baarlamaanka Kenya ayaa u codeeyey in ciidamada Kenya ay
hoostagaan Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya “Amisom”

.

VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online