Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFKM oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe

December 22, 2011 - Written by

Garoowe:-Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka ee DFKM  Cabdisamed Macalin Maxamuud Sheekh Xassan ayaa maanta shirjaraa,id ku qabtay  o caasimada dawlada Puntland ee Garoowe waxaa uu canbaareeyey dhibaatooyinka ka dhex dhacday Xildhibaanada Baarlamaanka DFKM oo shalay  uu dhexmartay gacan ka hadal .

Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka ee DFKM  ayaa ku sifeeyey wixii ka dhacay xarunta baarlamaanka ee DFKM  Fowdo aan sharci iyo Sharaf midna lahayn isaga oo amar ku bixiyey ina la joojiyey shirarkii baarlamaanka DFKM mudo bil ah inta wax laga qabanyo fowdada iyo aam xumada ka jirta Baarlamaanka .

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa waxaa sidoo kale ku wargeliyay xildhibaannada DFKM  in haddii ay doonayaan inay ku shiraan xarunta baarlamaanka  inay la socodsiiyaan wasaaradda arrimaha gudaha iyo ammaanka ka hor 72-saac gudahooda si loo sugo amaankooda.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online