Waxqabadkii Hay.adda Kafaalo Abaarihii 2011 (Daawo Filimka)

December 18, 2011 - Written by

Soomaliya oo ay soo martay sanadkan 2011, abaartii ugu darnayd 60 sano, ayay Kafaalo halkaan ku soo bandhigaysaa filim kooban oo kawarbixinaya sida ay wax uga qabteen Kafaalo iyo ururada maraakizta lashaqeeyay. Waxqabadka gargaarkaan oo kamid ahaa sidii dadkaas dhibaataysan loo gaarsiin lahaa raashiid iyo wax walba oo asaas u ah nolol maalmeedkooda. Ka dibna Kafaalo kusoo gabagabaysay mashruuc la magac baxay Mashruuca Dib Udajinta (MDU), iyadoo dadkaas loo qoday ceelal, warar biyood iyo beeraha oo dib loogu falay, arinkaan oo ay kawada shaqeeyeen Markizka Helsinki Islamic Centre iyo Kafaalo.

Mahadoo dhan Ilaah ayaa leh, kadib waxay mahad & duco usugnaatay walaal walba oo waxqabadkaan gacan ka gaystay, baahidu marwalba way taagan tahay, sidaa awgeed Kafaalo waa sii wadi doontaa gargaarka bulsho ee aan gacmaha wada fidino.

Hoos ka daawo filim kooban.

Hay.adda Kafaalo
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online