مفهوم معنى كلمة «الأمس واليوم
January 28, 2012 - Written byDenmark:-Waxaan rabaa in aan walaalaha ku darsdo fikirkeyga ku aadan khilaafka saaxada yaal iyo qaabka loo daba galay culumadii Soomaaliyeed oo aan diinta iyo wanaaga ku naqaanay iyada oo la iska horkeenayo muxaaadarooyin kala duwan ay qabteen si caamada loo mari habaabiyo waxaan walaalahay dhamaan ugu baaqayaa in alle ay ka baqaan oo ay aakhiradooda ilaashadaan iyaga oo ka fogaanaya kooxeysiga iyo hawada.
Halgan.net

.gif)

