Ma xubneey soo dooran mise xoolo ?!!! W/Q C/risaaq Sugulle Maxamed
(January 3, 2012)
In kastoo xirfad ahaan aan dhinaca saxaafadda ka soo jeedo, hadana in badan qalinka iyo warqadda isma saarin. Balse waxaad moodaa haatan in la gaaray xilligii loo baahnaa in la muujiyo waxyaabaha dhib
Ahmiyada shuuradu leedahay W/Q Abdulkadir Dalmar
(January 3, 2012)
Alle ayaa mahad oo dhan iskaleh,nabi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa hayeelo.Waxaa ku dayasho iyo raacid mudan nabiga(scw) wax yaalaha cadcad ee uu ku tarbiyeeyay asxaabtiisa intuusan dhisin
Salaama Bank oo Xarun Cusub Ka furtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland (Daawo Masawirada)
(January 3, 2012)
Garoowe:-Magalaada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maanta waxaa xariga looga jaray Bankiga Puntland Salama Bank faraciisa Garoowe,waxana munaasabada furitaanku ka dhacdey xarunta cilmi baarista Puntl
Wasiirka Waxbarashada ee Maamul Galmudug oo la Afduubay(Dhageyso)
(January 3, 2012)
Gaalkacyo:-Dabley hubeysan ayaa saakay abaara 11:00 kii barqanimo afduub u geystay Wasiirka Waxbarashadaee Maamul goboleedka Galmudug Burhan Warsame Cigaal. Burhan ayaa in kastoo markii horey Dable
Qarax lagu weeraray ciidamada Booliska ee magaalada Mandheera
(January 3, 2012)
Mandheera:-Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ayaa sheegaya in saaka qarax miino ah lala eegtay gaari ay leeyihiin ciidamanka Booliska magaalada Mandheera Qarax miino ayaa ahaa nooca lagu hago Ru
Muxaadaraadkii Sh.Shible ee Alwalaa walbaraa oo Qoraal Ah (Akhriso)
(January 3, 2012)
Cap-town:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa haddii alle idmo maanta muxaadaraadkii Sh.Maxamuud Shible ee Al- walaa walbaraa oo qoraal ah ka dib markii aan ka codsanay Sh. Shible ayuu na soo gaarsiiyey ilaa