Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya oo Duqeyn culus u geystay Jaziirada Kudhaa
(January 5, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka  Jubadda Hoose ayaa sheegaaya in diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ay galabta duqeyn culus u geysteen  jasiiradda Kudhaa
Maamulka Bangiga Dhexe ee Puntland oo gubay maanta lacag been abuur ah oo la soo galiyey Boosaaso.
(January 5, 2012)
Boosaaso:-Maamulka Bangiga Dhexe  ee  Puntland ayaa maanta waxaa uu ku gubay lacag  faalso ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari lacagta ayaa waxaa suuqa soo galiyey qaar ka mid ah ganacsat
Golaha Wasiirada DFKM oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho
(January 5, 2012)
Muqdisho, 05 January 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdi weli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin