Timir Laf baa ku jirta W.Q Abdirazaak Sugulle Mohamed
(January 8, 2012)
Finland:-Xaaladda aadka u murugsan ee ku habsatay umadda Soomaaliyeed ayaa waxay keentay in wax walbaa is dhexyaacaan, bililiqaduna ay noqotay mid iska caam ah oo aan xitaa laga xishoon. Waxyaabaha ay
Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Maxamed Cali oo u dhoofay dalka Kenya
(January 8, 2012)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha DFKM, Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka Aadan Cadde ee magaaladaa Muqdisho iyagoo ku sii jeeda dalka Kenya oo ay uga qayb
Kulan looga hadlayey amaanka gobalka Bari oo lagu qabtay Boosaaso(Warbixin)
(January 8, 2012)
Boosaaso:-Kulan looga hadlayey amaanka gobalka Bari gaar ahaan magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka dhacay saaka hoolka shirarka ee xarunta maamulka degmada Boosaaso waxaana kulanka ka soo qeyb galay I
Duqeyn ay ku dhinteen culimo oo xalay ka dhacday degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.
(January 8, 2012)
Muqdisho:-Duqeyn ay ku dhinteen culimo ayaa  xalay ka dhacday degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.Madaafiic waaweyn ayaa waxa ay ku dhacday masaajidka hidaaya ee Culimada Tabliiqu diinta ka fidiyaa

Archives
January 2012
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online