Iska dil ! W/Q Sh. Xasan Maxamed Ibraahim (Abuu xassaan)
(January 11, 2012)
Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. sida badanna kooxda ahaan isku dhow ayaan ahaanjirnay oo leeb iyo qaanso ley ah, inta badanna waxaa h
Saynisyahan Mustafa Axmadi Roshan oo lagu khaarajiyey dalka Iran
(January 11, 2012)
Tehraan:-Dalka Iraan waxaa lagu dilay saynisyahan ka shaqeyn jiray waaxda nukiliyarka ee dalkaasi. Ninkani ayaa la dilay kadib markii lala beegsaday bambaano caasimadda dalkaasi ee Tehraan.Wakaaladda
Dowladda Djibouti oo beenisay eedeyn ay u soo jeedsheen Ururka Al-Shabaab
(January 11, 2012)
Muqdisho:-Dowladda Djibouti ayaa beenisay in ciidankeeda Muqdisho ku sugan in ay ka danbeeyeen duqeyn dhimasho dhalisay oo lala beegsaday masjidka Al-hiddaaya ee ku yaalla Muqdisho.Duqeyntaasi waxaa k
Wafdi uu horkacayo Raiisulwasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Gaas oo gaaray Jabuuti
(January 11, 2012)
Jabuuti:-Wafdi uu horkacayo Raisulwasaaraha DFKM Prof Abdiweli Mohamed ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti wafdiga ayaa waxaa si heersare ah u soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha dalk
Nabadoon Caaqil Suulay oo lagu dilay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo
(January 11, 2012)
Ceelwaaq:-Askari ka tirsan ciidanka DFKM ee gobolka Gedo ayaa saaka wxaa uu ku dilay degmada Ceel-waaq mid ka mid ah nabadoon caan ka ahaa degmada Ceelwaaq, askarigaan ayaa waxaa uu dood ama mura
Bayaan iyo baaq Ka soo baxay Beesha Ahmed Harti [Moorcase]
(January 11, 2012)
Boosaaso:-Waxaa malmahan uga socday Beesha Ahmed Harti  Shirar Taxanana ah oo ay isugu yimaadeen Dhamaan Guurtida Beesha  Culaamaa u diinka Aqoon yahanada Waxgaradka iyo Mas uuliyiinta Maamulka Punt