Issimada gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn oo go,aamiyey dhismaha maamul gobolleed.
(January 12, 2012)
Taleex:-Dhamaan Issimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa maanta si rasmi ah u guddoomi yey in Gobollada Sool , Sanaag iyo Cayn ay yeeshaan maamul ka madax banaan Puntlland iyo S/lland iyagoo ugu
Guddoomiyaha gobolka Bari oo sheegay in ay degmooyin u dhisi doonaa golayaal degaan
(January 12, 2012)
Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxmed Gallan ayaa waxaa uu saxaafada ka howl gasha magaalada Boosaaso a uu uga warbixiyey wax qabadkiisii ilaa intii uu hayey xilka , Guddoomiyaha ayaa waxaa uu x
Askari ka tirsan ururka Al-shabaab oo dad rayid ah ku dilay degaanka Ceelasha Biyaha
(January 12, 2012)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya saaka degaanka Ceelasha Biyah ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in askari ka tirsan ciidanka ururka Al-shabaab uu tacshiirada ku furay dad rayid ah iyadoo halka
Nadwadii Boosaaso ka dhacday iyo Waxyaalihii Laga bartay (Qaybta 1aad)
(January 12, 2012)
Waxaa markay taariikhdu ahayd Janaayo 6, 2012 ka dhacday magaalda Boosaaso nadwo loogu magacdaray MAQAASI DU SHARIICAH, nadwadaas oo ka dhacday masaajidka Rawdah ee bartamaha magaalada. Taas oo ahayd
Duruus ka bilaaban doonta Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network iyo 114
(January 12, 2012)
Oslo:-Waxaan dhamaan walaalaha kunool dacaladda caalamka ee isticmaala Aaladda Paltalk iyo Teleconferenceka USA / Canada ugu bogaadinaynaa inay bilaaban doonaan kutub badan oo ay akhrin doonaan culima