Si walba u Dil W/Q Shiikh Axmed Cabdisamad
(January 14, 2012)
Sheekh Abuu xassaan baa qoray maqaal uu ku suntay “Iska dil” , anigu waxaan ka fahmay muslimka sabab iyo sabab la’aanba iska dil, laakiin maqaalku kama hadlin in dadka la iska dilayo dhinac walb
Madaxweynaha S/lland Axmed Siilaayo oo weeraray Shirka Taleex.(Dhagayso)
(January 14, 2012)
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta markii ugu horeysey waxaa uu ka hadlay shir ay beesh degta Sool Sanaag iyo Cayn ay ku qabsatay magaalada Taariikhiga ah ee Tale
Xog muhim ah oo qeexaysa habowga Al-shabab
(January 14, 2012)
Hordhac:-Waxay warqaddan yari ka hadlaysaa guud ahaan dhibaatooyinka laga dhaxlay al Al-shabab iyo hagardaamoo yinka ay ku hayaan umadda. Waxay caddaynaysaa diinta islaamka axkaamteeda kale duwan ee l
Ra.iisul Wasaaraha DFKM oo dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku tegay dalalka Kenya iyo Jabuuti
(January 14, 2012)
Muqdisho, January 14, 2012------Ra’’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigii uu hogaamina yay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho ay ku soo mareen dalalka
Waraysi dhinacyo badan taabanaya Shiikh Maxamed Idirs iyo Shiikh Axmed Nuur.(Dhagayso)
(January 14, 2012)
Wareysi Dheer oo ku saabsan dhibaatooyinka Nolasha qurbaha iyo sida xal loogu heli karo ,Waxaa ka qayb galay Sh Mohamed Idirs & Sh Axmed nuur, waraysiga ayaa ah mid ay culimadu kaga hadleen dhibaa