Makaanada Culimada oo ay ka hadlayaan ardayda dugsiyada South Afrika (Daawo)
(January 15, 2012)
Cap-tow:-Nadwadii lagu qabtay dalka South afrika oo ay ka soo qayb galeen culimo Soomaaliyeed ayaa waxaa kale oo lagu soo bandhigay waxqabadka Hay,adda Al-Bayaan ee gacanta ku heysa qaar ka mid ah  D
Sheekhu waa Shahiid, kii dilayna waa Mujaahid !!!!!!!?
(January 15, 2012)
Hal-ku-dhegga cinwaanka maqaalkan markaan aad ugu fiirsaday wuxuu ila noqday eraygii iigu yaabka badnaa intii aan jiray noloshayda Sababtu waxay tahay waxaa isku key qaban waayay labada qaybood ee ay
Daawo Maqal iyo Muuqaal qaar ka mid ah muxaadaradkii laga jeediyey South Afrika (Daawo)
(January 15, 2012)
Cap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa qaar ka mid ah muxaadaraadkii laga jeedshay nadwo diini ah oo lagu qabtay wadanka South Afrika taas oo ay ka qeyb galeen culumo qiimo iyo qadarin ku l
Diyaarad dagaalka dalka Kenya oo xasuuqay qoyskii Sheekh Cabdulaahi Macallin (Warbixin)
(January 15, 2012)
Jilib:-Wararka naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ayaa sheegay in diyaarado laga lee yahay dalka Kenya ay duqeyn u geysteen degmada Jilib iyadoo diyaaradahaas ay dhowr gantaal ku
Banaanabax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool
(January 15, 2012)
Laascaanood:-Waxaa saaka ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool banaanbax rab shado wata oo ay dhigayeen haween iyo dhalin yarada magaalada laascaaood ka dib markii ay maqleen dag
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Taleex(Dhagayso)
(January 15, 2012)
Taleex:-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Issimada ugu waaweyn ee Gobollada Sool Sanaag iyo Cayn iyo Garaadadda kale ayaa waxaa ay shir jaraa'id ku qabteen xaruntaa Madaxtooyada ee magaala
Ciidanka Somalilland oo saaka weeraray Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn
(January 15, 2012)
Buuhoodle:-Ciidanka S/lland ayaa saaka waxaa ay weerar balaaran ku soo qaaday magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn  halkaas oo uu dagaal ku dhexmaray dadka degaanka, dagaalka oo ahaa mid x
Soomaaliyeey mala socotaan in dood adagi ka taagan tahay xukunka dadka muslimiinta ah ee ku nool caalamka?
(January 15, 2012)
Waxaa laga yaabaa in dad badan la yaabaan arinkan, balse waa dood hadda jirta, waxaana  dadka qaar ay ku doodayaan in dadka muslimka lagu sheego ee caalmka ku nool ay yihiin dad gaalo ah oo aan waxba