Magaalada Taleex oo maanta looga dhawaaqay maamulka Khaatumo State of Somaaliya
(January 16, 2012)
Taleex:-Waxaa maanta si rasmi ah ay Ergooyinka ka qayb geleya shirkii Khaatumo 2 oo ka socday magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ay ku dhawaaqeen maamul Gobolleed cusub oo ay ugu magacdareen Khaa
Qaraxyo maanta lagu weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan Luuq iyo Beledweyne
(January 16, 2012)
Gedo:-Waxaa maanta lagu weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalooyinka Luuq iyo Beledweyne qaraxyo kala duwan waxaana weerarkaas ka dhashay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamad
Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray ceelkii ugu horeeyay ee laga soo saarayo shidaalka Puntland(Daawo)
(January 16, 2012)
Dharoor:-Madaxwaynaha Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta xariga ka jaray ceelkii ugu horeeyay ee laga soo saarayo shidaalka Puntland kaas oo loogu magac daray (Shabeelle 1) waxa
Su’aalo iyo Jawaabo Mutamarkii Islaamiga ee ka dhacay dalka South Afrika(Daawo Video)
(January 16, 2012)
Nadwadii lagu qabtay dalka South afrika oo ay ka soo qayb galeen culimo Soomaaliyeed ayaa dadweynihii ka soo qayb galay waxaa ay culimada ay wiidiiyeen su,aalo fara badan oo dhinacyo badan taabanaya Â
Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo u baqoolay Deegaanka Dharoor
(January 16, 2012)
Boosaaso:-Wafdi uu horkacayo madaxweynaha  Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Faroole ayaa saaka u ambabaxay deegaanka Dharoor ee gobolka Bari waxaana socdaalka ku weheliya wasiiro xildhibaano iyo