Xumaanta ururka Al-Shabaab maxaad awal noogu sheegi weydeen? W/Q Sh.Axmed C/samad
(January 18, 2012)
Boosaaso:-Culumada iyo ducaadda jamaacada Ictisaam way dareensanaayeen in qallooc ku jiro fikirka iyo camalka aasaasayaashii kooxda Alshabaab tan iyo xilligii ay bilaabeen ololaha ay ku unkayaan ururk
Diyaaradaha dalka Kenya oo Xasuuq kale ka geystay gobalka J/hoose
(January 18, 2012)
Kismaayo:-War uu caawa  na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay mar kale duqeyn ka geysteen galabta casarkii deegaano ka ti
Sheekh Ahmed Cabdi samed oo marti u ahaa habeen hore qolka Somali Islamic Al-Taqwa(Dhageyso)
(January 18, 2012)
Boosaaso:-Sheekh Ahmed Cabdi samed ayaa marti u ahaa Qolka Somali Islamic Al-Taqwa Network ee aalada paktalka oo ah walaalo u taagan fidinta diinta iyo wacyi galinta umada Sheekh Ahmed Cabdi Samed aya
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/laahi oo dil ka badbaaday
(January 18, 2012)
Muqdisho:-Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Cariig ayaa maanta ka badbaaday qarax miino oo loo dhigay gaarigiisa isaga oo maraya degmada C/casiis ee gobolka Banaadir Afhayeenk ma
Kooxo hubaysan oo aan la aqoon oo qof rayid ah ku dilay Degmada Matabaan
(January 18, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo aan la aqoon heybtooda ay xalay ku dileen qof rayid degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan iyaga oo baxsaday markii ay
Degmada Qandala ee gobolka Bari oo loo sameeyey gole deegaan oo cusub
(January 18, 2012)
Boosaaso:-Degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa waxaa loo sameeyey markii ugu horeysay gole deegaan oo cusub ka dib markii dhawaan ay halkaasi kormeer ku tageen wafdi uu hogaaminayo  gudoomiyaha gobo
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo shirjaraa’id uga hadlay Duqeyntii ka dhacday Degmada Jilib
(January 18, 2012)
Shirkan Jaraa’id waxuu ku saabsanyahay dhacdadii ka dhacday Axadii degmada Jilib oo diyaaradaha dagaalka ay geysteen khasaare isla markaana goobtaas lagu dilay 4 wiil iyo gabar oo uu dhalay Abdullah
UURDOOX:Qaybtii 4aad: W/Q Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar
(January 18, 2012)
Alloow naga ilaali gefka iyo xumaha, oo noo hag xagga raalli-ahaanshahaaga (aamiin).Xaaladdii Ka Taagnayd Caalamka Islaamka: Waxaan idiin soo tarjumay ararta kitaabkii uu qoray Sh. Maxamad Qudub, oo u