Jaamacada Bariga Afrika oo furtay Machad loogu magac daray Marxuun Sh.Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan
(January 20, 2012)
Garoowe:-Xaflada si weyn loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana ka soo qeyb galay Masuuliin ka tirsan dowllada Puntland , Isimo waxgarad iyo culuma udi
Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha: Goormay Soomaalidu ku Baraarugi Doontaa?
(January 20, 2012)
Afeef:-An ku bilaabo eray afeef ah. Nin saaxiiibkay ah oo akhriyey qormadii koowaad ee qoraalkan ayaa shakhsi ahaan wuxuu ii soo gaarsiiyey (Allaha ka abaal-mariyee) falcelis uu igu dhaliilayo qoraalk
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Faroole oo gaaray Dubai.
(January 20, 2012)
Dubai:-Waxaa xalay abaarihii 8 dii fiidnimo ka soo degey Dubai International airport madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh M.M. Farole iyo wafdti ballaaran oo uu hogaaminayey, waxana si
Al-shabaab oo gurmad uga yimid Ceelasha Biyaha iyo dagaal ka socda qaybo ka mid ah Muqdisho
(January 20, 2012)
Muqdisho:-Dagaal culus ayaa caawa waxaa uu xoog uga socdaa duleedka waqooyi ee degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid, gaar ahaan duleedka qubuuraha Barakaat iyo  wadada warshadaha ka dib markii gurmad ku
Afhayeenka ciidamada AMISOM Paddy Ankunda oo hadlay dagaal ka socda Muqdisho
(January 20, 2012)
Muqdisho:-Afhayeenka ciidamada AMISOM Paddy Ankunda  ayaa saaka waxaa uu shir jaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho gaar ahaan garoonka Aaden Cadde waxaana uu ka hadlay dagaal culus oo ka socda magaa
Al-shabaab oo dagaal culus oo rogaal celis ah ku qaaday ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM
(January 20, 2012)
Muqdisho:-War uu goordhow na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Al-shabaab  ay soo qaadeen dagaal  aad u xoogan oo rogaal celis ah kaasi oo sababay i
Soo Jeedka habeenkii dhibta uu leeyahay Sheekh C/raxmaan Sh Cumar (Daawo)
(January 20, 2012)
Sheekh C/raxmaan Sh Cumar oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeedshay waxaana uu cinwaan uga dhigay Sheekh C/raxmaan Xafidahilaa (Soo Jeedka habeenkii dhibta uu leeyahay.
Muxaadaro diini ah oo xalay uu Sh.Axmed Cabdisamad ka jeediyey Masjid Rowda.(Dhagayso)
(January 20, 2012)
Boosaaso:-Waxaa xalay ka dhacay Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Muxaadaro diini ah oo uu soo jeediyey Shiikh Axmed Cabdisamad waxaan uu Shiikhu ugu magacdaray muxaadara
Saleebaan Xagle toosiye oo ka horyimid go,aamadii ka soo baxay shirkii Taleex(Dhagayso)
(January 20, 2012)
Hogaamiyihii hore ee ururka SSC Saleebaan Xagle toosiye ayaa waxaa uu waraysi uu siiyey Idaacadda BBC laanta Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu dhaliil u soo jeediyey go,aamadii ka soo baxay shirkii Taleex
Ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM oo sheegay in ay la wareegen magalada Muqdisho
(January 20, 2012)
Dagaalo culus ayaa saaka ka qarxay  qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho iyadoo dagaalka uu u dhexeeyeye ciidanka DFKM oo gacan ka helay kuwa AMISOM iyo ciidanka ururka Al-shabaab, dagaalka a

Archives
January 2012
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online