Muxaadaro diini ah oo xalay uu Sh.Axmed Cabdisamad ka jeediyey Masjid Rowda.(Dhagayso)

January 20, 2012 - Written by editor

Boosaaso:-Waxaa xalay ka dhacay Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Muxaadaro diini ah oo uu soo jeediyey Shiikh Axmed Cabdisamad waxaan uu Shiikhu ugu magacdaray muxaadara diisa Khataraha ku hareeraysan umadda Soomaaliyeed iyo sidda looga badbaadin karo.” Muxaadara daan ayaa xalay waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u fara badan waxaan ay dadka aan u suroobin in ay yimaadaan Masjidka Rowda ay kala socdeen Idaacadaha maxaliga ah ee ka howl gala magaalada Boosaaso gaar ahaan Idaacada Al-xikma ah oo ah idaacada inta badan baahisa duruusta iyo muxaadraaadka culimada ay ka galaan degaanada Puntlland.

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii xalay uu Shiikh Axmed C/samad ka jeediyey  Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Halkaan ka rogo Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

4 Comments so far

Leave a comment

  1. ASC
    MAASHAA ALAAH ILAAH NOODAAYO SHEEQ AHMED ABDISAMED ABDULE
    WAXAAN RAJAYNAYAA REER BOOSASO IYO REER SOAMLIYABA IN UU
    WADAADKU U CADAYAY XAQA IYO BAADILKA WUU IDIIN SHAGAY AMA
    QAATA AMA DIIDA IDINKEY IDIN QUSAY SA TAASI

  2. maasha Allaah shiikh Axmed Allaha barakeeyo shiikha marna waa iga nixiyaa marna waa iga qosliyaa Allow dadkayaga adiga umaqan ee dhibaatada ka saar yaa raxmaan yaa raxiim

  3. Asalaamu calaykum
    Culimadu laga soo bilaabo dil Dr.Axmed wax badan bay cadeeyeen.Waana arimo dadka intooda diinta danaysa ay la socdeen laakiin si ay u cadeeyaan ay garan la’aayeen.Marka maadaama culimadii hada ay dhibkii cadeeyeen,waxaa ila quman in ay ku daraan in ay cadeeyaan iyaga oo eegaya duruufaha aduunka ee inagu xeeran qaabka dowlada islaamka een doonayno ugu dhow maanta.
    Hadaan hoos ugu dago qaabka dowladnimo ee hada aduunka ka jira ee ka koobaan sadexda qayboon ee kala ah
    1-Dowlada ama golaha fulinta oo ka kooban Madaxwaynaha iyo wasiirad ama Raiisulwasaaraha iyo wasiirad
    2-golaha sharci dajinta ama baarlamaanka
    3-golaha xeer ilaalinta ama maxkamadaha
    ma loo rogi karaa qaab islaami ah iyadoo laga faaiidaysano wixii horumar ah ee aadanuhu ka gaadhay xaga maamulka.Taa waxaan uga jeedaa
    goloyaashaa aan soo sheegnay oon islaamiyeyno dhan kasta oo suura gal ah sida
    1-Golaha fulinta;Amiir,Khaliif,Madaxwayne,boqor iyo wasiir midkii la adeegsadaba waxaan filayaa in ay farqi wayn keenaynin,xaalada soomaaliyana waxaad moodaa in ay ku haboontahay hada in la adeegsado Madaxweyne,raiisulwasaare iyo wasiir
    2-Goloha sharci dajinta in guud ahaanba la badalo magacaa oo loo bixiyo goloha shuurada,laguna siyaadiyo gole kale oo lagu magacaabo golaha culimada mujtahidiinta ah,golahaas oo shaqadiisu tahay in uu hubiyo in uu diinta sinaba u khilafaynin qadob kasta oo ay soo jeediyaan golaha shuuradu.
    3-Maxkamaduhu in ay madaxbanaanaadaan muslim iyo gaal waa laysku waafaqsan yahay.
    waxaa intaa ii dheer dad badan baa cuqdad ka qaba musdhalaxa dastuur,guud ahaana dastuurku waa wathiiqadii rasuulku (scw) uu ku sameeyay madiina oo kale,waana heshiis dhex mara dad meel wada dagan.Marka hadiiba aan iska tuuro musdhalaxa dastuur oo aan qaadano magac ay fahmi karaan dadkeenu sida;Xeer soomaaliyeed,Qodobadii ummada soomaalidu ku heshiisay,shuruudii dadwaynaha soomaaliyeed ku heshiiyeen iyo waliba ereyooyin kale oo laga soo dhiraandhiriyay fahankaa aan kor ku soo xusnay.
    Ujeedadaydu kaliya waxa weeye in la helo qaab dowladeed oo 100% waafaqsan islaamaka oo uu fahmo karo qof kasta,yacnii ku qoran luqad jilicsan oo fahmi karaan dadka caamada ahi.
    hadii qaabkaa la helo dhalintu qaabkaa in ay taageeraan ayay bilaabi,midho ayaana ka soo bixi kara.
    wcww

  4. A,W,W
    Ilaahay sw walaalkeen khayr badan oo badan ha kaga abaal mariyo kelmeddan qiimaha badan ee soo koobtay dhammaan masaa’ibta iyo mashaakilka maanta Soomaaliya ka taagan, run ahaantii xogtaani waxay mudan tahay in biyo dahab ah lagu qoro, walaalka sh, Axmed cabdisamad oo ah sxbkay aan aad u jeclahay waxaan ka codsanayaa inuu wacyigalintaan halkaa ka wado. waana salaamayaa walaalka.

Leave a comment

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
January 2012
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Somalia MPs killed in al-Shabab suicide attack    May 1, 2012
Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen Not Responsible for Kenya Turbulence[For Immediate Release]    March 12, 2012
For Immediate Release,Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops    January 24, 2012
Puntland: In search of black gold( Video)    January 21, 2012
For Immediate Release A Drone Strike Pronounces a Martyr    January 21, 2012
Fatwa Online
dsc01551 Marxaladihii Dacwada iyo baraaruga dalka Soomaaliya Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
abyad2 Difaaca Culumada Guud ahaan, Gaar ahaana Sh.Umal and Sh.Shible