Iska dheh W/Q Abdirazak Sugulle
(January 23, 2012)
Iyadoo aad moodo in qoraaladii ka dhashay dilkii Allaha u naxariistee Sheekh Axmed Xaaji C/raxmaan ay isa soo tarayaan, dadkii xaq difaaca ahaana ay qalinkoodii la kala baxeen, ayaa haddana waxaa ay i
Maxaa Culimada Soomaaliyeed Loola Colaytamay?.
(January 23, 2012)
Culimadu waa dadkii dhaxlay risaaladii iyo fariintii Nabi Maxamed naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaatee uu la yimid. Waa iftiinka iyo ilayska wax lagu ifsado, xaqa iyo baadilkana way kala cadee
Asbaabaha Arsaqada Lagu Helo Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah(Daawo)
(January 23, 2012)
Cap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadaro qiimo badan uu ka jeeshay Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah Sheekh Maxamed ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay Asbaabaha Arsaqada Lag
Dariiqii ay ku burbureen Maxaakimtii Islaamiga ee Muqdisho Sh.Maxamed Idirs.(Dhagayso)
(January 23, 2012)
London:Waxaan maanta haddii alle idmo idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo qiimo badan oo uu Shiikh Maxamed Idirs jeediyey, Shiikh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu ugu magac daray Dar
Saraakiisha AMISOM iyo DFKM oo saxaafada geeyey fariisimo ay qabsadeen
(January 23, 2012)
Muqdisho:-Saraakiisha AMISOM iyo kuwa DFKM ayaa maanta geeyey horin saxafiyiin ah  fariisimo ay ka qabsadeen jimcihii la soo dhaafay Al-Shabaab waxaana ka mid ah xarumaha la geeyey saxaafada xarunta
Talooyinka beeshu ma anfacayaan tolweynaha. W/Q Sheekh Ahmed Cabdisamed
(January 23, 2012)
Mecca:-Waxaan dhawaan dib u akhriyey qoraallo farabadan (oo aan la faafin) oo aan dad kala duwan u diray sagaalkii sano ee ugu dambaysey. Waxaan si gaara u danaynayey waxyaabihii aan ka qoray dhacdooy
Is-fahmi waaye ee aan u kala ergeyno. W/Q: Maxamed Nuur Shire.
(January 23, 2012)
Is-fahmi waaye ee aan ukala ergeyno, waa qormo aan ku lafa guri doono sida la isu fahmi waayo iyo sababaha keena is-fahan waaga, Horu dhac Dadka Illaahay adduunka keenay waxaa jira waxyaabo ay isku fa
Batroolka Puntland waa guul u soo hoyatay Soomaali oo dhan
(January 23, 2012)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabad gelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay, kadib dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba waxaan leeyahay iga gudoom
BBC-da oo waraysi la yeelatay madaxa Shirkada Afrikan Oil ee shidaalka ka baaraysa Puntlland [Daawo]
(January 23, 2012)
London:-Idaacada BBC-da qaybteeda Afka Ingriiska ayaa waxaa ay waraysi gaar ah la yeelatay Madaxa Shir kadda Afrika Oil Keith Hill iyagoo ka xog waraystay Shidaalka laga hellay Dooxadda Dharoore ee Pu
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee UK
(January 23, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Matt Baugh, Ergeyga gaarka ah ee UK. Labada mas’uul ayaa waxey ka wada hadleen xiriirka labada dal, ar

Next Page »

Archives
January 2012
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online