Dariiqii ay ku burbureen Maxaakimtii Islaamiga ee Muqdisho Sh.Maxamed Idirs.(Dhagayso)

January 23, 2012 - Written by editor

London:Waxaan maanta haddii alle idmo idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo qiimo badan oo uu Shiikh Maxamed Idirs jeediyey, Shiikh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu ugu magac daray Dariiqii dheeraa ee baraaruga dalka Somaaliya, Sh.Maxamed Idirs ayaa muxaadaradaan kaga hadlay dhinacyo badan oo kale duwan Allaha naga dhigo kuwa ku waano qaata Sh.Maxamedna Allaha u saaro miisaanaadka xasanaadkiisa. aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii Sh.Maxamed Idirs khatarta ku hareeraysan umadda soomaaliyeed iyo sidda looga bad baadayo

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Halkaan ka rogo Mp3

Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. ACWRWB,

    Madaxda Halgan.net, Allaah waxaan idiinka baryayaa inuu idin guuleeyo adduun iyo aakhiraba. Runtii iftiin baad ku soo dhextuurtaan bugdiyada is kor fuul-fuulay oo hareeyay in badan oo ka mid ah meelaha Soomaalidu wax ku qoraan ama ka hadlaan.

    Shacabka Soomaalidu wuxuu u baahanyahay fakar caafimaad qaba oo qalbigooda lagu daaweeyo, meel aan diinta islaamka ahayna lagama dawadaas.

    Xaqqa Allaha inagu sugu

  2. nin aan wax ogeynow alle kuma cadaabo culimadu wax bay ogtahay marka ay leedahay war sidan maahee ka daaya, goor hore ayaa ay ahayd in xaqaaiqdaan ummadda loo ifiyo si looga digtoonaado nimankaan ummadda shaadhka difaaca diinta dadka u xirtay ee hoosta jallaafada iyo majaxaabinta ka waday, waxaan aad ula yaabanaan jirey waxa hoosta ka juqeynayey ninkii indha cadde ahaa ee iska dhawaaqi jirey adis baan weerareynaa…adisbaan ku tukaneynaa, waan ka nixi jirey hadaladaas oon oran jirey wax ninkanu maxaa si ka ah oo dawladaan soomaaliya jiifka iyo jooga u diiday ugu yeeranayaa..illeen waaba nin qori lagu hayo oo wax kastoo uu leeyahay qasab ku dheh la leeyahay…illeen waa dawlad ay dawlad qarsooni ka hoos shaqeyneyso…calaakulli xaal shabaab waxay dibindaabyo wadeenba maanta dibigii geesaha weynaa ee ay u yeeranayeen waa hayaan maanta, dalkii soomaaliyeed iyo dadkii soomaaliyeedna sahayda laakiin habartii karis xun iyadaa ku kaal la,e wax ha dheefeen iyaguna godkey geli lahaayeen hogaamiyeyaashoodaa laga rabaa….

  3. Al-xamdullilaah, Ilaahay baa idinka abaalin wanaaga aad faafinaysaan, koobi ka mid ah duruusta Usuulu fiqiga 1′aad iyo 2′aadii sooodira, Jasaakumullaahu khayr

Leave a comment

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
January 2012
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Somalia MPs killed in al-Shabab suicide attack    May 1, 2012
Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen Not Responsible for Kenya Turbulence[For Immediate Release]    March 12, 2012
For Immediate Release,Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops    January 24, 2012
Puntland: In search of black gold( Video)    January 21, 2012
For Immediate Release A Drone Strike Pronounces a Martyr    January 21, 2012
Fatwa Online
dsc01551 Marxaladihii Dacwada iyo baraaruga dalka Soomaaliya Sh Cabduqaadir Nuur Faarax
abyad2 Difaaca Culumada Guud ahaan, Gaar ahaana Sh.Umal and Sh.Shible