Masjid ku yaal xaafada Abba Gedo ee Dharkeenley oo qarax uu ka dhacay
(January 24, 2012)
Muqdisho:-Waxaa caawa ka dhacay Qarax masjid ku yaal xaafada Madiin ee magaalada Muqdisho xili ay dadku ku jireen salaad cishe iyadoo qaraxaas uu ka dhashay dhimashada hal qof iyo 5 kale oo dhaawac a
Afhayeenka howlgalada Al-shabaab oo ka hadlay weerar lagu qaaday ciidamada Itoobiya
(January 24, 2012)
Hiiraan:-Afhayeenka dhinac howlgalada ciidanka Ururka Al-shabaab Sheekh C/casiis Abu Muscab ayaa mar uu saxaafada la hadlayey maanta waxaa uu sheeggay in weerarkii lagu qaaday  ciidamada Itoobiya ee
For Immediate Release,Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops
(January 24, 2012)
Mogadishu (24/01/20112) – Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen’s Martyrdom Brigade has this morning carried out a successful Martyrdom Operation against the Ethiopian invaders in Baladweyne, Hiiraan r
Xafiiska UNPOS oo maanta looga furay magaalada Muqdisho(sawiro)
(January 24, 2012)
Muqdisho, Muddo 18 sano ka dib ayaa waxaa maanta markii ugu horreysey Qaramada Midoobey si rasmi ah uga fura tay xafiiskeeda Siyaasadda (UNPOS) magaalada Muqdisho, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey
Qarax saaka lagu weeraray Xarunta maamulka Gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyn
(January 24, 2012)
Hiiraan:- Waxaa saaka qarax naftii hurnimo ah lala eegtay bar koontrool oo ku taal agagaarka xarunta Gobol ka Hiiraan ee magaalada Beledweyn iyadoo qarax laga maqlay gudaha magaalada , qarax ayaa ahaa
Xafiiska UNPOS oo saaka laga furayo magaalada Muqdisho
(January 24, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta laga furayaa magaalada Muqdisho xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan siyaasada Soomaaliya UNPOS, Xaflada lagu furayo xafiiska UNPOS ayaa waxaa ay qaban qaabadeedu ka socotaa