Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Macalin Daahir Aweys
(January 25, 2012)
Afgooye:Inaalillaahi  waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa caawa deegaanka Ceelasha  Biyaha ku geeriyooday  allaha u naxriistee Shiikh Macalin Daahir Aweys oo ahaa macalin iyo Sheekh weyn oo si wey loo
Ururka Al-Shabaab oo Bayaan ka soo saaray Xafiiska QM ee laga furay Muqdisho(Akhriso)
(January 25, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta bayaan ka soo saaray xafiiska ay ka furtay QM magaalada Muqdisho waxay ku tilmaamtay mid dhibaato hor leh u horseedaya shacabka Soomaaliyeed dhibaatadaas oo ay
Culimada iyo Issimada Puntlland oo kulan gaar ah ku yeeshay caawa magaalada Boosaaso
(January 25, 2012)
Boosaaso:-Culimada waaweyn ee ku nool degaanada Puntlland iyo Isimid ayaa waxaa ay kulan ku yeesheen caawa magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ,Kulanka caawa ayaa  waxaa uu qayb ka yahay kula
Taliye Ibliis iyo Taajkiisa W/Q Suleymaan Maxamuud
(January 25, 2012)
London:-Shacabka Soomaaliyeed waxaa haystay dhib aad u farabadan, lagasoo bilaabo burburkii dawladdii dhexe,haseyeeshee, dhibaatooyinka haystay maalinba waji bay lahaayeen, oo kulligood isku wada mid
Qarax lala beegsaday ciidanka DFKM ee ku sugan degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo
(January 25, 2012)
Beled-xaawo:-Waxaa maanta qarax loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa DFKM xili ay dhexmarayeen degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo, qarax ayaa warar ka soo baxa
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Jerry Rawlings oo soo gaaray Muqdisho(sawiro)
(January 25, 2012)
Muqdisho:-Wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya Jerry Rawlings iyo wafdi uu horkacyo ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaana uu kulan la qaatay madaxweynaha DFKM
Ciidanka Maraykanka oo xoog ku soo furtay Shaqaalihii Hay,adda DDG
(January 25, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidanka cirka ee dalka Maraykanka ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay weerar ku ekeeyey degaan lagu magacaabo Far-caano oo u dhexeeya degmada Cadaado iyo Gellinsoor,

Archives
January 2012
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online