Abaal ka Dhac!!!! W/Q: C/qaadir Jaamac
(January 28, 2012)
Dhacdooyinka isa soo taraya ee dhulkeenii hooyo iyo meel kastoo umadda Soomaalida ay joogto ka socda waxay igu soo kicisay utun weligayba igu taagnayd. Waxaan isweydiiyaa abaal ka dhacaan caadada u no
Nadwo xalay ka baxday qolka Somali Islamic Taqwa Network iyo Qolka 114(dhageyso)
(January 28, 2012)
Waxaan lagu qabtay qolka Somali Islamic al-Taqwa Nework iyo qolka 114  ee  Tele conderenceka USA / Canada Dawro Cilmiyeed ay ka qayb galayaan culimadda Soomaaliyeed.waxaana ka mis ahaa culumadii
Agaasimihii idaacadda Shabeelle Xasan Cismaan Cabdi (Fantastik) oo caawa Muqdisho lagu dilay
(January 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa caawa lagu dilay  magaalada Muqdisho agaasimihii idaacadda Shabeelle Xasan Cismaan Cabdi (Fantastik) oo ahaa wariye si weyn looga yaqaan magaalada Muqdisho kana soo shaqeeyey meelo k
Daawenta Muragadda iyo Buufiska Sheekh Mustafe Xaaji Ismail (Daawo Maqal iyo Muuqal)
(January 28, 2012)
Cap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Mustafe Xaji Ismail uu ka jeedshay magaalada Cap-town ee dalka South Afrika waxaana uu Sheekha si fiicab uga hadlay Daawenta Muragad
Wasiirka Amniga Puntlland Col.Khaliif Ciise Mudan Ciidamo ayaan u diraynaa degmada Baargaal
(January 28, 2012)
Boosaaso:.Waxaa maanat kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta maamulka Gobolka Bari Wasiiro ka tirsan maamulka Puntlland iyo masuuliyiinta Gobolka Bari iyo taliyaasha ciidanka  Booliska , Kulankaan
مفهوم معنى كلمة «الأمس واليوم
(January 28, 2012)
Denmark:-Waxaan rabaa in aan walaalaha ku darsdo fikirkeyga ku aadan khilaafka saaxada yaal iyo qaabka loo daba galay culumadii Soomaaliyeed oo aan diinta iyo wanaaga ku naqaanay iyada oo la iska hork
Ogeysiis Buuggaaga Cusub oo lagu daahfuri doono magaalada Copenhagen
(January 28, 2012)
Denmark:-Waxaa lagu qaban doonaa xaflad lagu daahfurayo buuggaa cusub magaalada Copenhagen ee caasimadaa dalka Danmark gaar ahaan xarunta F.C.Muqdisho oo ku taala  Stafensgade 7 st  Nørrebro,Maalin